Whores in Buurhakaba
Sexy moms seeking usa online dating Horny local girls from Slovenia search looking girls from Slovenia for sex.
.jpg)
.jpeg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpeg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpeg)
.jpeg)
.jpeg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
See other girls from Slovenia: Waxahachie amateur porn in Ferfer, Women who fuck in Boosaaso, Women who fuck in Mandera
Moderator: Moderators. SomaliNet Forums Largest online Somali community! Skip to content. Search Advanced search. Quick links. Dedicated Somali clans, history, rivalry and today's tribal matters. Dagaal AllPuntland - Warar goor dhawayd naga soo gaaray magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa xaqiijinaya in ciidamo ka tirsan kuwa Maxkamadaha islaamiga ah oo ka kala yimid Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha Hoose oo uu ka taliyo Yusuf Indhocade aysoo gaareen garoonka diyaaradaha ee Balidoogle una soo gudbeen dhinaca magaaalada Baydhabo.
Ciidankaan oo wata ku dhawaad 30 gawaarida dagaalka Tikniko ayaa lagusoo waramayaa inuu garwadeen u yahay sargaal ka tirsan maxkamadaha, Mukhtaar Roobow oo ku magac dheer Mansuur oo kasoo jeeda deegaanka Bay iyo Bakool ayaa hogaaminaya ciidankaan oo u badan kuwo hoos taga Xasan Daahir Aways iyo Yuusuf Indho-Cade.
Ciidankan ayaa warar kala duwani kasoo baxayaan halka ay caawa ku sugan yihiin, war aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya inaysoo gaareen Buur Hakaba. Ciidankan ayaa laga dareemay dhaqdhaqaaq loogu diyaargaroobayo iska difaacidooda magaalada Baydhabo oo la sheegay inay kusoo wajahan yihiin. Dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka curtay deegaanka Bay iyo Bakool ayaa kusoo beegmay iyadoo maalinta barito ah uu baarlamaanka Soomaaliya u balan sanyahay kulan xaasxaasiya oo baarlamanku uga doodayo go'aan ka gaarista qorshaha amniga qaranka oo uu ku jiro qorshaha dawlada federaalku ku doonayso in ciidamo shisheeye dalka la keeno.
Gudoomiyaha Midowga Maxmakadaha oo maanta 11 June shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay go'aan ciidamo shisheeye lagu keenayo Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay taasi horseedayso cawaaqib xumo ka dhalata halkaas go'aan barito baarlamaanku ku aqbalo in ciidamo shisheeye dalka la keeno.